Quantcast
Channel: :::Iftiimiye
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10

Dhagayso: Xilibaano wado qorshe maamul loogu samaynayo Banaadir, Sh.dhexe iyo Hiiraan

$
0
0

Xilibaano kasoo jeeda Gobollada Banaadir, Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, ayaa maalmahanba waday qorshayaal maamul loogu sameeynayo sadaxdaas gobol.

Xilibaanadan oo gaaraya ilaa dhowr iyo labaatan xillibaan, ayaa shalay Muqdisho kula kulmay R/wasaare Cumar C/rashiid, iyagoona kala hadlay sidii maamul loogu samayn lahaa gobolada Hiiraan, Banaadir iyo Shabeelada Dhexe.

Mid kamid ah xilibaanada R/wasaaraha la kulmay, ayaa warbaahinta u sheegay, in R/wasaaraha ay kala hadleen 2 qodob, kuwaasoo kala ah maamul u samaynta sadaxdaas gobol iyo dagaalada ka socda qeybo kamid ah sadaxda gobol.

Halkaan ka dhagayso wareysi lala yeeshay mid kamid ah xilibaanada la kulmay RW:


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10

Trending Articles