Taliyaha Ciidamada Jabuuti oo gaaray B/weyne
Taliyaha ciidamada dalka Jabuuti, ayaa maanta gaaray Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamada ka socda Dowladda Jabuuti ee Amisom ka mid ah. Taliyaha...
View ArticleXawaaladaha Soomaalida Mareeykanka oo dib u bilaabaya howshooda
Waxaa maalinta bari ah shaqadoodii dib u bilaabaya xawaaladaha Somaliyeed ee wadanka Maraykanka. Inta badan xawaaladaha ayaa xirmay kaddib markii bangiga lacagaha u xawili jiray uu xiray...
View ArticleMaamulka Degmada Waajid oo ka hadlay dagaal ay la galeen Shabaab
Maamulka Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa ka warbixiyay Dagaalo Saacado qaatay oo Ciidamada Milatariga Soomaaliya iyo Al-shabaab ku Dhexmaray Deegaanka Ceelbaar oo 20-KM u jirta Degmada Waajid....
View ArticleAhlusuna oo DF ku eedeysay dagaalka kasocda Guriceel
Afhayeenka Ahlusunna Waljamaaca Sheikh C/llaahi Shiikh C/raxmaan oo Shir jiraa’id ku qabtay Gobolka Galgaduud ayaa ka hadlay Dagaalada ka soconaya Qeybo kamid ah Gobolka Galgaduud ee u dhexeeya...
View ArticleDhagayso: Xilibaano wado qorshe maamul loogu samaynayo Banaadir, Sh.dhexe iyo...
Xilibaano kasoo jeeda Gobollada Banaadir, Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe, ayaa maalmahanba waday qorshayaal maamul loogu sameeynayo sadaxdaas gobol. Xilibaanadan oo gaaraya ilaa dhowr iyo labaatan...
View ArticleXasan sheekh oo Garoowe ku sii jeeda
Madaxweynaha Somaaliya Mudane Xasan sh. Maxamuud iyo wafdi oo hogaaminaayo ayaa la filayaa saacadaha soosocda in uu Gaaro magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland Madaxweynaha ayaa magalada...
View ArticleXilibaano wado Mooshin kadhan ah Maamulka Jubbaland
Qaar kamid ah Xilibaanada Baarlabaanka oo wada Moowshin ka dhanah Maamulka Jubbaland Guddoomiye Kuxigeenka Gudiga Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Baarlamaanka Soomaaliya xilibaan Daahir Aamiin...
View ArticleAl shabaab oo Laga dashiliyay weerar
Booliska dalka Kenya ayaa axaddii soo xiray Ali Abdulmajid oo muddo dheer ka mid ahaa shaqaalaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Kenya. Ninkaan ayaa looga shakiyey inuu Alshabaab ku saacidayo weerarro ay...
View ArticleQarax Gaari Loo adeegsaday oo Gaalkacyo ka Dhacay
Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, qarax baabuur ayaa ka dhacay Magaaladaasi oo khasaaro dhaawac ah geystay. Baabuurkaan la qarxiyay ayaa waxaa...
View ArticleMareykanka oo baabuur kala soo degay Garoonka Muqdisho
Baabuur ay isticmaali doonaan Shaqaalaha Safaarada Maryekanka ee Magaalada Muqdisho, ayaa laga soo dejiyay shalay Magaalada Muqdisho, waxaana baabuurtaan keentay Diyaarad weyn oo nooca xamuulka qaada...
View Article