Quantcast
Channel: :::Iftiimiye
Viewing all articles
Browse latest Browse all 10

Xilibaano wado Mooshin kadhan ah Maamulka Jubbaland

$
0
0

2

 

 

Qaar kamid ah Xilibaanada Baarlabaanka oo wada  Moowshin ka dhanah Maamulka Jubbaland

Guddoomiye Kuxigeenka Gudiga Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Baarlamaanka Soomaaliya xilibaan Daahir Aamiin Jeesoow oo la hadlay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in Xildhibaano kamid ah Baarlamaanka ay wadaan Moowshin ka dhan ah Maamulka Jubbaland.

Daahir Aamiin Jeesow ayaa sheegay in Sababta Moowshinka looga gudibnayo Maamulka Jubbaland ay kamid tahay in aysan Aqoonsaneyn Dowladda Dhexe ee Dalka ka jirta.

“Xildhibaanada waxaa ay doonayaan in Moowshinkaasi ay u gudbiyaan Gudoonka Baarlamaanka si wax looga qabto Dhibaato Maamulka Jubbaland uu Shacabka Goboladaasi ku hayo”ayuu yiri Jeesoow.

Qaar kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhawaan sheegay in ay ka soo horjeedaan Dhismaha Baarlamaanka Maamulka Jubbaland oo dhawaan Kismaayo looga dhawaaqay,waxaana Mooshinkaan uu daba joogaa Arrintaasi.

Waxeyna sidoo kale arintaan ku soo beegmeysaa xili madaxweynaha Dowlada somaliya Mudane xasan sheikh maxamuud uu soo dhaweeyay dhismaha Xilibaanada Baarlalamaanka Maamulka Junbaland.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 10

Trending Articles